Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka BJFS oo ka qeybgalay kulanka Xoghayayaasha guud ee Baarlamaanada Islaamka oo lagu qabtay Aljeeriya

Date:

Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka BJFS ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž (๐‰๐š๐š๐›๐ข๐ซ๐ข) ayaa ka qeybgalay kulanka Xoghayayaasha guud ee Baarlamaanada Islaamka oo lagu qabtay wadanka Aljeeriya.

 

Kulanka ayaa looga hadlayย  wadashaqeynta iyo horu marinta Baarlamaanada islaamka, Xoghayaha Guud waxaa halkaasi kusoo dhawayay Safiirkaย  Soomaaliya u fadhiya Magaalada Algiers Mudane Cabdulwahab Macalin Maxamed islamarkaana Xoghaye Jaabiri kala qeybgalay Shirka Xoghayayaasha baarlamaanada dalalka Islaamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale