Guddoomiye ku Xigeenka Hay’adda Maareynta oo shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin’aadanimada

Date:

Guddoomiye ku Xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin’aadanimada.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay saraakiil Sar sare oo ka socday Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha binaadanimada iyo kuwa deeq-bixiyaasha ah.

Shirkan waxaa sidoo kale ka qeyb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradda Arrimaha gudah fedraalka iyo dibu hishiisiinta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...