[DAAWO+SAWIRRO] Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad iyo Senator Cabdi Qeybdiid oo Wisil u tegay dardar gelinta dagaalka Khawaarijta.

Date:

Xildhibaano katirsan JFS labadiisa Aqal ayaa maanta lagu dhaweeyay Magaalada Wisil ee koonfurta Gobolka mudug  ee Maamulka Galmudug.

Senator Cabdi Xasan Caawale  Qeybdiid iyo Xildhibaan C/salaan Dhamancad oo ka tirsan Labada Golle Ee  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Wisil waxaa ku soo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka  iyo Daraawiishta Galmudug .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...