Waxgaradka iyo Bulshada Magaalada Gaalkacyo oo sheegay in xiligaan loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo howlgallada la dagaalanka Argagixisada Khawaarijta Al-shabaab.
Si kastaba odayaasha iyo ganacsatada reer galkacyo ayaa ku adkeystay in aysan ka aqbali doonin cid kasta oo dooneeysa in ay buuq iyo arimo kale ku hagar daameeyaan howlgallada sifeynta Khawaarijta oo haatan meel fiican maraya
Warbixintaan oo dhameestiran Dhageyso.