Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka oo la kulmay Saraakil katirsan Bangiga aduunka

Date:

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka  Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan.

 

Kulanka Labada dhinac oo qaatay Saacado Badan  Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah sugnaanta cuntada (food security)  iyo howl gelinta Xarunta Qaran ee Howlgelinta Gurmadka Deg degga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...