General Maxamed Tahliil Biixi oo Deegaanadii Khawaarijta laga xoreeyay ee Aagga Xarardheere kula hadlay Cutubyo ka tirsan xoogga dalka

Date:

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa Deegaanadii Khawaarijta laga xoreeyay ee Aagga Xarardheere Ee Gobolka Mudugย  kula hadlay Cutubyo ka tirsan xoogga dalka.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa ciidamada qaranka ku booriyey dagaalka ka dhanka ah khawaarita sii laba jibaaridiisa maadama koxdaan aysan la heen arxan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga...