Hey’adda Maareynta Masiiboyinka oo Deeq Mucaawino ah u dirtay degmooyin iyo deegaano katirsan Galmudug dhawaana laga xoreeyey Al-shabaab

Date:

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee Sodma ayaa Maanta Toban gaari oo sida shexnad gargaar ah u diray  Gobolka Galgaduud si gaar ah Degmooyinka Masagawaa,Ceeldheer,Degaano kale oo hoostaga magaaloyinkaas kuwaas oo dhawaan laga xoreeyey Al-shabaab.

 

Mucawinadaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee nool degmoyinkaas ee dhawaan laga xoreeyey Khaawarijta Al-shabaab kuwaas oo muddo badan gumaysi ku hayey shacabka ku nool halkaas.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee BJFS

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Taliska Qeybta 27-aad ee CXDS oo digniin u diray dadka la shaqeeya Khawaarijta ee Hiiraan

Korneyl Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeysay geerida AUN Maxamuud Cabdi Cali Ducaale

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...