Ciidamada xoogga dalka oo galabta Khawaarijta kala wareegay deegaano horleh oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug

Date:

Ciidamada xoogga dalka ayaa galabta Khawaarijta kala wareegay deegaano horleh oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Taliska ciidanka Dhulka xoogga dalka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay la wareegitaanka deegaanka Miiroon iyo deegaano kale ka dib dagaal lagu naafeeyay Khawaarijta oo deegaanadaas ka dhacay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...