Wasiirka Arrimaha Dibadda soomaaliya  ayaa si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka.

Date:

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir cumar jaamac Haruse ayaa si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahanyahay Soomaaliya ee ku biirista Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...