Booliska Degmada Hilwaa ooo caawa soo Qabtay eedeysane Degmada Dharkinley dil ugu geestay gabar yar uu dhalay

Date:

Ciidanka Booliska Taliska Qeybta guud ee Gobalka Banaadir gaar ahaan ciidanka Saldhigga Degmada Heliwaa ayaa maanta gacanta ku dhigay eedeysane Abukar Xuseen Culusoow oo Degmada Dharkinley dil ugu geestay gabar yar uu dhalay 14-kii 1aad 2023 Sidookalana dhaawacay xaaskiisii.

Ciidanka Booliska oo ku raad joo eedeysanahaan ayaa maanta ka qabtay Degmada Heliwaa, wuxuuna haatan ku jiraa gacanta ciidanka Ammniga.

Booliska Soomaaliya aya wada howlgalo amniga lagu xaqiijinayo kuwaas oo ay ka fulinayaan degmooyinka Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...