Guddiga Arrimaha Gudaha Maamuladda Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa

Date:

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamuladda Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay. Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Waxaana shir guddoominaayay Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (nuur Afeey) waxaana goobjoog ahaa xubnaha gudiga.

Ajendaha ayaa ahaa ka doodista sharciga Hay’adda Nabad sugidda Qaranka, kaas oo ku jira akhrinta 1aad. Guddiga oo kaashanaya khuburo Sharciyaqaana ah ayaa wada dardargalinta shuruucda horyaala guddiga  Iyo wadatashi hawlaha gudiga .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee BJFS

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...