Gobolka Banaadir oo kaashanaya gamacsatada Suuqa Bakaaraha oo ku guuleystay daminta dab khasaare geystay oo xalay ka kacay suuqa

Date:

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qasaaraha ka dhashay Dab xalay fiid hore  qabsaday qeyb ka mid ah Suuqaweyn ee Bakaaraha.Dabkaan ayaa la sheegay in uu ka dhashay koronto,,Qeybaha uu dabkaan gaaray ayaa kala ah qeybaha  lagu kala iibiyo Macuunta,Baradhada,Harqaamada Dharka lagu talo ,suuqa Bacadlaha ee lagu iibiyo dharka ragga.

shacabka miqdisho,ganacsatada suuqa bakaaraha ,guddoomiyayaasha degmooyinka iyo laamaha amniga ayaa siweyn uga qeybqaatay  daminta dabkaan iyaga oo ku guulaystay in dabkaan la damiyo.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan ku aaddan fududeynta adeegga Kaarka Aqoonsiga oo Muqdisho lagu qabtay

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo...

Duqeyn ka dhacday Shabeelaha hoose oo Khawaarijta lagu laayey

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda FS ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xariga ka Jaray Xaruunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo si heer sare ah loo dhisay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxweynaha oo si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan...