Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo wafdi u hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Nairobi ayaa kulamo la qaatay Beesha Caalamka

Date:

Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya waxaa manta ka dhacay kulan uu shir gudominayay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid, waxaa shirkan ka qayb galey Wakiilo ka socday Beesha Caalamka oo ay ka mid ahayeen Safiiro iyo Gudoomiye Kuxigeenka Gudiga Madaxa banaan Doorashooyinka Galmudug Dr Yasiin Abdi Jama.

Kulankan ayaa waxaa loga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu muhiimsanayeen Xasilinta Deeganada Dowlada Galmudug ay kala wareegtay kooxda Al Shabaab iyo sidii adeeg kala duwan loo gaarsiin lahaa Bulshada ku nool Degmooyinka AS laga xoreeyay.
Sido kale waxaa laga wada hadlay dardargelinta Mashaariicda horumarineed ee Galmudug 2023 ka socda iyo taageerida Gudiga Madaxa banan ee doorashoyinka Galmudug (GIEC)
Ugu danbeyn Madaxweynaha iyo Beesha Caalamka waxay dhaman isla fahmeen qodobadii ay ka wada hadleen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...