Wasiir Mukhtaar Roobow oo Heshiis la Saxiixday Dowladda Sacuudiga

Date:

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa Heshiis la saxiixday dhiggiisa dalkaas.

Labada Wasiir ayaa ku heshiiyay tirada Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sanadkaan xajin doonta, sidoo kale heshiiska waxaa ku jira in ay helaan goobo ku haboon oo ay degaan iyo in dowladda Sacuudigu u fududeyso adeegyada muhiimka ah ee ay u baahan yihiin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashada K/Galbeed

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA JABUUTI.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...