Digniin dhanka Hawada ah oo looga dhawaaqay koonfurta Ukraine

Date:

Digniin dhanka hawada ah ayaa looga dhawaaqay gobollada kala ah Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa ee dhaca koonfurta dalkaasi Ukraine.

Wararka la xariira digniintan ayaa soo baxay goor dhaw,ย  kadib markii sida la sheegay la helay warar xaqiijinaya in duqeyma xooggan ay ka dhacayaan gobollada Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa oo dhamaantood dhaca koonfurta Ukraine.

Maamulka Kharkiv ee Ukraine ย ayaa ku dhawaaqay duqeeymo loo adeegsanayo Gantaalaha S-300 ay ka dhacayaan aagga warshadaha ย ee koonfurta Ukraine.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale