Ciidamada Booliska oo fuliyay howlgallo ay dad ku soo qab-qabteen

Date:

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ka howlgalo Saldhigga degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku soo dhigay labo Nin oo hubaysan oo loo heysto inay dhac u geysteen dadka deggan xaafadaha kala duwan ee degmada Howlwadaag, Ciidanka ayaa labadaan Nin ka qabtay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha.

Dhanka kale, Ciidanka Booliiska Saldhigga degaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho ayaa xalay soo qabtay labo ka mid ah koox ka Ganacsata waxyaabaha maanka-dooriya, kuwaas oo xilliga la soo qabtay ku iibinayay goob ay ku lahaayeen degaanka Ceelasha Biyaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...