Banaan-bax lagu taageerayay Kacdoonka Koofurta Gobolka Mudug looga sifeynayo Khawaarijta oo maanta lagu qabtay Magaalada Wisil

Date:

Banaan-bax lagu taageerayay Kacdoonka Koofurta Gobolka Mudug looga sifeynayo Khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Wisil ee Gobolkaas.

Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa bulshada Reer wisil kala qeyb galay isku soo baxaas,iyaga oo bulshada ka dalbaday in ciidamada la shaqeeyaan.

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug Cabdimanaan shiikh Maxamed Cismaan ayaa qeexay inay tani ka dhigan tahay Guul shacabka Soomaaliyeed gaareen isaga oo sheegay in dhawaan galmudug laga sifeynaayo kooxda Khawaarijta Al-shabaab

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...