[DAAWO] Wasiir Al-Cadaala “Reer Muqdisho oo kacay waxay qireysaa in kacdoonka uu marayo meel gabagabo ah oo Khawaarijta la jebiyay.”

Date:

Muqdisho Maanta waxaa ka socda Banaanbaxyo ka dhan ah khawaarijta Al-shabaab oo bulshada caasimada dhigayaan.

Banaanbaxaan waxaa ka qeybgalaya Madaxweynaha JFS mudane Hassan Sheikh maxamuud.

Wasiir ku xigenka wasaarada warfaafinta XFS Abdiraxmaan Alcadaala  ayaa sheegay in Reer Muqdisho oo kacay ay qireyso farriin ah in kacdoonka uu marayo meel gabagabo ah oo Khawaarijta la jebiyay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...