[DAAWO] Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay Dilal maanta ka dhacay Muqdisho iyo Balcad

Date:

Ciidamada ammaanka Dalka ayaa maanta soo bandhigay labadan shaqsi oo ku eedeysan dilka labo Muwaadin ay ku kala dileen degmooyinka Balcad iyo Xamarweyne  oo ka kala tirsan Shabeelaha dhexe iyo gobolka Banaadir.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa warbaahinta uga warbixiyey soo qabashada labadaan eedeysane.

DAAWO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...