Cutubyo ka tirsan Kumaandooska Qaranka iyo xooggaga deegaanka oo gaaray Degaano katirsan Mudug

Date:

Cutubyo ka tirsan Kumaandooska Qaranka ee Danab,Gorgor iyo xooggaga deegaanka ayaa gaku wajahan Bacaadweyn,Camaaro Shabeelow oo Khawaarijtu ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadeen Maalmihii la soo dhaafay.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan Degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay ku wajahanyihiin degaanada Camaara, Bacaadweyn, Qayacad, ee gobolka Mudug si looga xoreeyo maleeshiyaadka khawaarijta
Maalmihii dambe gobolka Mudug waxaa ka socday qaban qaabo ku aadan xoreynta deegaanada Khawaarijtu kaga Sugan tahay Gobolkaas iyo guud ahaan Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Guddoomay Shahaadada Musharraxnimo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo...