Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa garoonka diyaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ay wehliyaan Goliyaasha Dowladda iyo Qeybaha kala duwan Bulshada .
Socdaalka Gudoomiye Shekh Aadan Madoobe ee Magaalada Baydhabo ayaa ah ka qeybgalay Shirka Dib-uheshiisinta Koonfur Galbeed oo lagu Wado Maalmaha soo socda inuu ka furmo Magaalada Baydhabo.