[DHAGEYSO] Hey’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaran oo bilowday Tirakoobka dadka barakacyaasha ah ee ku nool Gobolka Banaadir

Date:

Guddoomiyaha hey’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaran Drs. Aamina Saciid oo wareysi siisay warbaahinta qaranka si gaar ah Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixisay tirakoob ay hey’addu barakacayaasha ku wado dadka ka soo barakacay deeganadooda.

 

Drs Aamino Saciid ayaa sheegtay in ujeedka ay u tirakoobayaan barkacyaasha ay tahay in la helo tiro sax ah oo dadka gudaha dalka ku barakacay si loola socdo xaladooda nolaleed madaama qaarkood ay wajahayaan Nolal adag.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...