Raisulwasaraha JFS Mudane Hamse Abdi Barre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay howlgalada ka socda dalka.

Date:

Raisulwasaraha JFS Mudane Hamse Abdi Barre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay howlgalada ka socda dalka,Arimaha amniga iyo sida ay xukuumadiisa uga go’antahay la dagaalanka Musuqmaasuqa iyo rabshadaha laascanood.

Raisulwasare Hamse ayaa sheegay in dagalka khawarijta alshabaab dalka looga sarayo uu marayo meel wanaagsan isaga oo sheegay in tan iyo markii uu howlgalka bilowday khawaarijta laga saaray deegaano badan isaga oona xusay in degmooyinka iyo deeganada ay ka jogaan galmudug si deg deg ah khawarijta looga saarayo.

sidoo kale Raisulwasaraha JFS Mudane Hamse Abdi Barre ayaa sheegay in haatan uu socdo u diyaar garobow khawaarijta looga saarayo deegnada jubbaland iyo KGS.

Dhinaca kale Ra’iisulwasaare Xamse oo ka hadlay xaaladda Laascaanood” ayaa sheegay in Dadka ayaga oo mudaharaadaya oo dhagaxyada wata xabadda lagu dilay ma ahan wax aan aqbali-karno,Somaliland waxaan leeyahay dadka hala hadasho oo ha waydiiso waxay rabaan si nabad ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...