Wasiirka Qorsheynta XFS oo sugan Dalka Kuwait ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas

Date:

Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa oo ku sugan Dalka Kuwait ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kuwiet, waxaana uu la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi  Danjire Cabdullaahi Odawaa iyo diplomats-ka kale ee ka howl-gala Safaaradda.

 

Wasiirka ayaa Warbixin ka dhageystay Safiirka iyo xubnaha ee uu la kulmay, waxaana uu ku bogaadiyay dadaalkooda Shaqo iyo shaqada ay u hayaan Jaaliyadda Soomaaliyed.

 

 

 

 

Sidoo kale Wasiir Beenebeene wuxuu Madaxda Safaaradda ku ammaanay sida uga shaqeeyaan isku xirka Jaaliyadda reer Kuwait, iyo wada shaqaynta xooggan ee kala dhaxayso bulshada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...