[SAWIRRO] Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo shir gudoomiyay kulanka Isbuuclaha ah ee Golaha Wasiirada

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Galmudug.

Shirka ayaa warbixino looga dhageystay Wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta.
Wasaaradda Amniga ayaa soo jeedisay qorshaha dib u xoreynta deegaanada Galmudug, ayadoona sidoo kale wasaaradda Arrimaha gudaha ay soo bandhigtay qorshayaasha xasilinta deegaanadaas (Stabilization strategy).
Ugu danbeyntii, xubnaha Golaha wasiirada ayaa soo bandhigay qorshe howleedka sanadka 2023.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...