Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda

Date:

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda.

Qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Britain ayaa ka hadlay welwelka ay ka qabaan nidaamka ammaankooda loo sugo wixii ka danbeeyey dilkii xildhibaan Sir David Ames oo dilkiis wiil Soomaali ah loo xiray sannadkii 2021kii.

Xildhibaanada qaarkood ayaa bilaabay in ay xirtaan jaakadaha ka celin kara weerar toorey ah hadii lagu soo qaado markay la kulmayaan dadka rayidka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...