Godoomiyaha degmadda maxaas oo ka Hadley weerero fashilmey ay kuqaadeen khawarijta degmadda maxaas.
“Waxa uu sheegey gudoomiyaha Ina ay Labba baabuur oo qaraxyo ah ay saaka fuliyeen khawaarijta qaraxa koowaad waxa uu ka dhacy gudoomiyaha gurigiisa meel u dhaw, waxaana jiro dhaawac iyo dhimasho sida uu sheegey gudoomiyaha,
Sido kale waxa jiro weerar kale ay soo qaaden khawaarijta inkastoo dhiboo celiyey oo laga adkaadey.
HOOS KA DAAWO
kuwaan waa sawirada Goobta Qaraxyadu ka dhaceen