Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo gaarey Magaalada Baydhabo

Date:

Wafdi heer federaal ah oo ay hoggaamineyso wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska Marwo, Khadiijo Maxamed Diiye ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Sidoo kale wafdiga waxaa qeyb ka ahaa wasiirada wasaaraddaha Haweenka ee dowlad gobolleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhoweeyey wasiirka wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed iyo masโ€™uuliyiin kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Ujeedka socdaalka masโ€™uuliyiinta maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegey iney tahay ka qeyb-galka munaasabadda sanad guurada 4-aad ee madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya…

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...