Wasaaradda Maaliyadda XFS oo lagu qabtay shir muhiim ah oo looga arrinsaday sidii looga hortagi lahaa maalgalinta argagixisada

Date:

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda lagu qabtay shir muhiim ah oo looga arrinsaday sidii looga hortagi lahaa maalgalinta argagixisada.

shirka waxaa ka soo qayb galay Madaxda shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda sida Bangiyada iyo Xawaaladaha dalka ka jira iyo Wasiirada Maaliyadda, Ganacsiga, Cadaaladda, xeer-ilaaliyaha guud, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe, Agaasimaha Xarunta FRC iyo Taliyaha NISA.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Elmi M. Nur oo ahaa shir-guddoonka kulanka ayaa sheegay in ay si adag uga wada-hadleen in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dhaqaalohooda looga difaaci lahaa argagixida.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...