Madaxweyne Ahmed Madoobe oo hambalyo u diray Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada oo shalay galab lasoo gaba gabeeyay.

 

“Hambalyo Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran oo lasoo gaba gabeeyay.

 

 

 

Waxaan u mahadcelinayaa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Xiriirka kubada cagta, maamulka Degmada iyo dhammaan kooxaha ka qeybgalay tartankan oo qeyb ka ah is dhexgalka bulshada.” ayuu yiri Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...