[DAAWO] Maxkamadda Ciidamada oo saaka toogasho ku fulisay laba Rag ah

Date:

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Shucayb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Cabdi Jabaar Cumar ayaa saaka ku fulisay xukunkii dilka toogashada ahaa oo ay horay ugu Xukuntay Maxkamadda Ciidamada.

 

Labadaba waxaa lagu helay Dambiyo dil ah oo ay ka geysteen Magaalada Muqdisho, iyaga oo ka tirsan Maafiyada Al-Shabaab.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee BJFS

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...