Shacabka Kaaraan oo Qaaday Tilaabo Geesinimo Leh.

Date:

Labada dhagar qabe ayaa waxaa la wareegay Ciidanka Amaanka ayaga iyo hubkii ay wateen, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe.

Shacabka ku dhaqan Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay baxsadaan, ka dib markii ay dileen Askari ka tirsan Ciidanka amaank.

Dhagarqabayaashan ayaa falka ka geystay agagaarka Kaawada Kabasiini ee waaxda Nagayle, waxaana laga soo qabtay Waaxda Jamhuuriyo iyaga iyo hubkii ay wateen, waxaana la horgeyn doon Sharcigaaga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xubin ka tirsan khawaarijta oo lagu soo qabtay howlgal laga fuliyay duleedka Buur-Hakaba 

Ciidamadda Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfurgalbeed, ayaa...

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika oo qaabbilay Safiirka  dalka Switzerland 

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaliya ee hindiya oo ka qayb galay shir Caalaami ah

Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiir...

Shir looga hadlayo dhamaystirka Dastuurka oo ka furmay Muqdisho

Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka aya shalay...