Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Wasiirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa gaaray maagaalada Baydhabo ee Caasimada gobolka Baay.

Ujeedka Wafdigaan ayaa ah si loo dar-dargeliyo howlgalada dib u xoraynta dalka gaar ahaan Deeganada Koonfurgalbeed ee ay hormuud u yihiin Ciidanka xoogga oo kaa shanaya kuwa deegaanka ee go’aansaday in Soomaaliya laga ciribtiro Aragagaxisada Arxanka daran ee Alshabab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...