Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kafaala qaaday xaalada caafimaad ee Dr Xabeeb oo maal mihii dambe ay lasoo daristay xanuun ka haleelay Madaxa

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xaruntiisa ku booqday Dr. Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Xabeeb) oo maalmahaan xanuun maskaxda ah la tacaalayay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Dr. Xabeeb ku amaanay dadaalka iyo juhdiga uu ku bixiyay in xaruntiisa uu ku daweeyo boqolaal soomaali ah oo xanuunka dhimirka la il-daran. Asigoona dhinaca kale xusay in uu gacan ka geysan doonno sidii uu Dr. Xabeeb u heli lahaa daryeel caafimaad.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...