Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay masuul katirsan Dowladd Norway

Date:

Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mohamed Abukar Zubeyr ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska Norway ee Muqdisho, Haakon Svane.

Kulanka dhex maray Xoghaye Zubeyr iyo Haakon Svane ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee xafiiska iyo safaaradda iyo horumarinta mashaariicda horumarineed ee Norway ay Soomaaliya ka fuliso.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...