Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta gaaray Magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan

Date:

Wafdi ay hogaamineyso Ku simaha Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS ahna guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji, oo ay ka mid yihiin wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka haweenka XFS Khadiija Maxamed Diiriye ayaa gaaray magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan.

Guddoomiye Sacdiyo iyo wafdigeeda ayaa waxay shixnad gargaar ah gaarsiiyeen Ciidanka ku sugan Degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgallo lagu naafeyay khawaarijta oo laga fuliyay deegaanka Mabaax

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay taallada Dhagax-tuur

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Wasiiru Dowlaha Caafimaadka XFS oo ka qeyb gashay Shir caalami ah

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr....

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka mahadceliyay garab istaaga dhaqaale ee dalalka Midowga Yurub

Wasiirka Maaliyadda XFS, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa kulan...