Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte oo gaaray deegaanka Jicibow ee hoos taga magaaladda Buulaburde

Date:

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte , saraakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka BJFS, oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu, Xildhibaan Maxamed Cabdiuqaadir,,iyo Maamulka degmada ayaa gaaray deegaanka Jicibow ee hoos taga magaaladda Buulaburde ee gobolka Hiiraan.

Wafdigaan iyo ciidanka la socday ayaa dhiiri-galin iyo garab istaag ugu tagay Ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo jab xooggan shalay deegaankaasi ku gaarsiiyay Khawaarijta al Shabaab.

Dadka deegaanka ciidanka xoogga dalka ayaa wali ku hareereysan buur ay ku jiraan haraadiga Khawaarijta Al shabaab kuwaasi oo ciidanka ay doonayaan in nolosha ay kusoo qabtaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...