R/W Hamse Abdi Barre oo maanta kormeeray Xarunta Gobolka Banaadir

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Abdi Barre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kormeeray xafiisyada kala gedisan ee xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, asigoona u kuur galay shaqooyinka loo haayo Bulshada ku dhaqan Caasimada.

Kulan ay wada qaateen Hogaanka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxa uu kula dar-daarmay in la dar-dargeliyo shaqooyinka loo haayo Bulshada Caasimada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...