Ciidamada Qaranka oo la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10 km u jirta degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool

Date:

Ciidanka xoogga dalka ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10 km u jirta degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool oo kooxaha Khawaarijta ah ay dadka shacabka ah ku dhibaateyn jireen.

 

 

Ciidanka xoogga dalka ayaa cagta mariyay maleeshiyaad khawaarijta ka tirsan oo isku dayay in ay iska diifaacaan ciidanka ayaga markii ay u babac dhigi waayeen isaga cararay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...