Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada ah ee Al shabaab ka sameeyey deegaano hoos yimaada magaaladda Xudur

Date:

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya maamulka gobolka Bakool ayaa maanta howlgalo lagu baacsanayo haraadiga kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab waxaa ay ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo hoos yimaada magaaladda Xudur.

Deegaanada sida gaarka ah howlgalka looga sameeyay oo ciidanka xoogga ay gaareen ayaa waxaa ka mid ah Farag, Wargaloole, Luwaay weyne iyo Huuyaley, waxaana deegaan isaga baxay kooxaha Khawaarijta oo dadka shacabka ah ku dhibaateyn jiray.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...