Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan  oo gaaray magaaladda Buula burde ee gobolka Hiiraan

Date:

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan isla markaana ay ku jiraan odoyaal dhaqan iyo saraakiil ciidan ayaa maanta  gaaray magaaladda Buula burde ee gobolka Hiiraan.

Socdaalka wafdiga oo ka baxay magaaladda Baledweyne ayaa maray wadada dheer ee laamiga ah oo xiriirisa magaalooyinka Baledweyne iyo Buula burde oo aan la marin muddo ku dhow 13 sanno.

 

 

Ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maalmo ka hor ka xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab oo muddadaas ay ka go’doomiyeen isku socodka magaalooyinka gobolka Hiiraan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...