Ciidamada Dawladda iyo Kuwa xoraynta Shacabka ee deegaano ka tirsan gobalka Galguduud kala wareeegay khawaarijta Alshabaab

Date:

Ciidamada Dawladda iyo Kuwa xoraynta Shacabka ee deegaano ka tirsan gobalka Galguduud kala wareeegay khawaarijta Alshabaab.

Hawlgal balaaran oo saaka alaseey ka bilawday deegaano ku yaalla dhanka bari ee degmada Baxdo ayaa gacanta khawaarijta looga saaray deegaano ay ka mid yihiin, Maygaag Duub,Dhisaqa , Abooreey iyo kuwa kale.

Ciidamada dawladda iyo kuwa deegaanka ee iskaashanaya ayaa kusii siqaya goobo kale oo ay ku suganyihiin maleeshiyaadka Khawaarijta ah.

Hawlgalka saaka waxaa qayb wayn ka qaadanaynaa Shacabka deegaanka iyo culumada degmada Baxdo.

Ciidamada Xoogga, nabad-suggidda Qaranka iyo daraawiishta Galmudug ayaa qayb ka ah hawlgalkaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...