Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo Tawakal oo u dhow degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose

Date:

Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo Tawakal oo u dhow degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.

 

 

Taliyaha ururka 7-aad ee guutada Gorgor Gaashaanle Maxamed Sheekh oo howlgalka hogaaminayay ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay inay sidoo kale howlgalka ku burburiyeen Doon ay wabiga labadiisa dhinac isaga kala gudbi jireen Nabadiidka Al-Shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...