Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan.

Date:

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan.

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u xaqiijyay wakaaladda Wararka SONNA In 75 kamid ah maleeshiyada Alshabaab lagu dilay howlgalka Yasooman sidoo kalana lagu qabqabtay tiro maxaabiis ah oo katirsan maleeshiyaadka Alshabaab.
Howlgalka ayaa wali socda iyadoo ciidamada Xoogga Dalka ay ku sii siqayaan deegaano horleh oo Al Shabaab ay horay ugu sugnaayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Madaxweynaha JFS: “DFS waxay qaadi doontaa guluf dagaal oo kama dambeys ah oo dalka looga saarayo Khawaarijta.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...