Ciidanka Xoogga Dalka oo 35 katirsan argagixisada Al-shabaab xalay ku dilay deegaan u dhaw Degmada Buula-barde

Date:

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xalay abaaro 2:00 Am habeenimo degaanka Abooreey oo qiyaastii 25 Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan ku dilay ku 35 katirsan maleeshiyaadka.

Saraakiisha Ciidanka XDS ee ku sugan degaanka Abooreey ayaa Idaacaadda C.Q.S u sheegay in xalay saqdii dhexe maleeshiyaad katirsan aragagixisada oo socda ay ku heleen duleed koonfureed ee degaankaasi halkaasi ay ku gaarsiiyeen khasaare xoogan.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shalay degaanka Abooreey ka saaray maleeshiyaadka Al-shabaab faah faahin dheerad kala soco halkaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a special Iftar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afur sharafeed u...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...