DAAWO:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay abaaraha ka jira dalka iyo kacdoonka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada dalka

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka ayaa ka hadlay khatarta macaluusha ku soo wajahan kumannaanka qoyska ee la tacaalaya abaarta ka jirta gobollada dalka.

Sidoo kale, waxa uu Madaxweynuhu bogaadiyey baraarugga iyo kacdoondka shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada dhiig miiratada ah ee Alshabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...