Madaxweynaha Jubbaland oo maanta Muqdisho soo gaaray.

Date:

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka iyadoo wafdiga Madaxweynaha ay kamid yihiin xubno katirsan labada gole ee maamulkaas .

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowladda Federaalka ah iyo dadweyne kala duwan.

Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in uu Muqdisho u yimid ka qeybgalka shirka madasha wadatashiga oo diirada lagu saarayo arimaha amniga dalka iyo sidii shacabka Soomaaliyeed iyo heerarka kala duwan ee Dowlada Soomaaliyeed ay ugu diyaar garoobi lahayeen isku tashi amni si xal looga gaaro dhibaatada amniga Soomaaliya.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...