Kooxda argagaxisada ah ee Al shabaab ayaa xalay dab qabad siiyay guryo iyo goobo ganacsi oo ay lahaayeen dad shacab ah oo ku yaala tuulooyin hoos yimaada degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud.
Guddoomiye ku xigeenka Baxdo Axmed Salaad Sheikh dheere ayaa arintaan uga warbixiyey Warbaahinta Qaranka.
DAAWO