Ra’iisul xigeenka Dalka mudane Salah Jama oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya

Date:

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul xigeenka Dalka mudane Salah Jama, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Mrs Kate Foster.

 

 

Mudane Salah iyo safiirada ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka & iskaashiga labada dal iyo xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda, horumarinta, dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha Abaaraha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee BJFS

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Taliska Qeybta 27-aad ee CXDS oo digniin u diray dadka la shaqeeya Khawaarijta ee Hiiraan

Korneyl Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeysay geerida AUN Maxamuud Cabdi Cali Ducaale

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...