Muqdisho-23-8-2022:Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleysatay inay dalka dib ugu soo celiso 14 dhalinyaro ah oo ku xirnaa xabsiyadda wadanka Liibiya.
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa kasoo shaqeysay in dalka dib loogu soo celiyo dhalinyaradaan oo mudo ku xirnaa xabisiyada dalka Liibiya.
14-qof ee Soomaalida ah ayaa sii deysmadooda waxaa safaaradda Soomaaliya ka gacan siiyey Hey’adda IOM .